Qeebta aad hada dhageeysaneyso wa hordhaac ,qofka aan ahay iskiin baraaya, iyo waxu ku sabsanyahay podcastka. Waxad ogaan doontan sababta aan oo sameeystay iyo waxa igu dhaaliye raayiga. Waxana sii ficaan oo fahmi doontin daanta aan kaa heelyay podcastkan. Dhaageysi wacan asxbta wa inu socialmedia.


Meelaha igala so xariiri karta:  Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space



Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Huda’s Space. Innehållet i podden är skapat av Huda’s Space och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.