Huda’s Space
Avsnitt

Chapter 11: Set your own boundaries| Yeelo xuduud kuu gooni ah

Dela

Asc wr wbAsxbta wa gabadhina huda oo soo laabtaay. Maanta waxa idiin wada muuhimyada eey leedahay ina xaduud yeelato. Naftada oo yeel xaduud sii eeysan dadka kale kugo tumaan. Sababto ah qof hadaba mar kaa ogalaato, sideey rabaan ineey kula dhaqman dhawac aya ka soo gaari doono. Qofna kuma qiimeyn doono, ileen adiga aya naftada siin weeyde qiimaha eey mudaantahay.Meelaha igala so xariiri karta:  Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space


Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Huda’s Space. Innehållet i podden är skapat av Huda’s Space och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.