Asc wr wb Kiiligag inaad daagto maa ku fiikirte? Maanta ayan kaa hadli doona sidad oo daagi karto kaaligaga, iyo waxayala aad kaa fiikireyso inaad sameeyso intaa aadan daagin kaaligaga. Wax yarana waxa kaa hadli doona somalida waxeey ka amiinsantahay ina kaali laa dagnanood. Sibo marka tahay gaabar oo kaaligeda daagan oona noolasheda meel kaa soo saraatay. Dhageeysi wacan.  Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta:  Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space


Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Huda’s Space. Innehållet i podden är skapat av Huda’s Space och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.