Avsnitt Chapter 13: How To Heal Your Emotional Trauma | Sida Looga Bogsaado Dhaawac Martaay Huda’s Space Spela Dela
Asc wr wbSoo noqaasho wanaagsan asxbta. Mantaa waxa kaa hadli doona dhawaca aad soo martaay sidaad oga guudbi kaartit. Iyo muhimyaada eey ledahay inaad kaa guudobto. Waxa so hadal qaadi doona, waxyalaha qaar oo dhici karo. Markaad aqbaasho dhawacaga ineey kaa guuleystan. Iyo dhibka eey ledahay markaad is dhiibto. Wiiligaga waxaad ahata dhiiri giiliyahaga ogu kowaad, naftadana waxa dhiib oo keenayo kaa ilaali marwalba naftaada. Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space Rss Apple Podcaster →