Avsnitt Chapter 10: The secret of moving on from a heartbreak | Siirta lagu iloowo qalbi jabka Huda’s Space Spela Dela
Asc dhamaan dadka igu xiiran. Qalbiga maa ka soo jabaay? Niyaada maa laga soo dilaay? Maanta waxan idiinla qeebsan doona siirta aniga qaaska ii ah iyo sidaan aniga oga gudbaay qalbi jaabka igu soo dhacaay. Shaantan wax aan kula qeebsan doono , hadad sameeyso waxan huuba inaad iloowi doontit dhawaca ku soo gaaray. Iyo daambo inaad dhawaac oo jifaan oona aad uu murgiin. Waxa rajeeyna inaad kaa heshaan siirtaa aan inaala qeebsaday, oona aad tijaabin doontan shaanta wax aan idiin sheegay. Dhageeysi wacan asxbta quruxda badan. Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space Rss Apple Podcaster →