Huda’s Space
Avsnitt

Chapter 9 : Divorce is not a shame | Furiin ku ceeb mahan

Dela

Muduuca maanta aa iidin waado aba ah fuurin. Waxan kaa hadli doona somali hada nahay, inaa fuurinka aan ceeb kaa dhignay. Iyo aqadabaha eey laa kuulman dhalinyarada fuurinka soo maro. Dhibka eey leedahay ina anaaga kaa dhiignayo eeriga fuurin wax xuun. Iyo sidaa anaaga guurka wax waanagsan ooga dhiigne balse aa fuurinka xuumeeyne. Marka waxa rajeeynaya gabdho badaan iyo wiilal badaan ineey dhageestan qebtaan, aadna wiiliba wax kaa faiidan. Madaama anaga ah dhaliinyada  ama generationka cusub, anaga aya isku daayi kaarno inaa badaalno wax walba. Anaga kaa dhiigi karto waxa ceebta ah ineey ceeb sii ahan. Ubadkeena mustaqbalka aduunka eey kuu noolaan laahayen inaa anaga oo fuududeeyno waye. Madama anaga ayee masuulyadas naa saraantahy, ileen anaaga aduunkan keenay ubadka allah kaa suukow. Marka aan dhaqamada qaar badaalno hada somali naahay. Oona dhibaatenka aan kuu heeyno dumarka ama raaga fuurinka soo maaray aan ka juujino. Divorceka ama fuurinka lagu sheegayo ceeb ma aha, you shouldn't be a shamed.Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta:  Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space


Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Huda’s Space. Innehållet i podden är skapat av Huda’s Space och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.