Asalamaleykum wa raxmatulah wa baraakatoDhawac intaad dareenten maa is dhahde qof kale ayan ku iloowaya dhawaceeyga, mise isku mashqulina? Maanta taas idinkala hadli raba iyo inaad oo bahntahay inad naftada bogsiiso awal intaad qof kale noolashada ku so dariin. Qalbigaga inaad awal kaa tiirto dhawaca iyo dhibadada soo martaay sii aad noolal aad oo qurux badaan aad oo heesho. Meelaha igala so xariiri karta: Meelaha igala so xariiri karta: Instagram: Hudas.spaceSnapchat: Hudas.spaceFacebook: Hudas.spaceTiktok: Hudas.space
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Huda’s Space. Innehållet i podden är skapat av Huda’s Space och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.