Maamul Wanaag
Avsnitt

Dowlad-dhiska, Nabadda iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya: Caqabadaha iyo Fursadaha

Dela

Tan iyo burburkii dowladdii dhexe, Soomaaliya waxay la daalaa dhacaysay dagaallo sokeeye oo wejiyo kala duwan leh. Kaddib dadaallo badan oo dib-u-heshiisiin ah, waxaa Jamhuuriyadda Saddexaad lagu dhisay shirkii nabadda iyo dib-u-heshiisiinta ee lagu qabtay magaalada Carta ee dalka Jabuuti. Rubuc qarni kaddib shirkaas, caqabadaha siyaasadeed iyo kuwa bulsho ee Soomaaliya weli ma helin xal waara. 

Qaybta 82-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud, oo ah khabiir ku xeeldheer nabadda iyo xallinta khilaafaadka, ayaa isla gorfeynaya arrimaha la xiriira nabadda, dib-u-heshiisiinta iyo dowlad-dhiska Soomaaliya. 

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

·      Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

Thanks for listening!

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Somali Public Agenda. Innehållet i podden är skapat av Somali Public Agenda och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.