Maamul Wanaag
Avsnitt

Gorfeyn: Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2026

Dela

Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2026, oo uu Baarlamaanka Federaalka ansixiyay dhammaadkii 2025, ayaa gaareysa $1.39 bilyan. Inkastoo hiigsigu weli yahay “ku tiirsanaanta awooddeena dakhli”, 65% miisaaniyadda waxaa laga filayaa deeq-bixiyeyaasha, kuwaas oo ku bixinaya taageero mashaariic iyo kabka miisaaniyadda. Dakhliga gudaha ee la filayo ayaa ah 35%. 

Qeybta 79-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Wasuge  iyo Farhia Mohamud, oo ah cilmibaare ka tirsan Somali Public Agenda (SPA) ahna Agaasimaha SPA Policy Lab, ayaa isla gorfeynaya nuxurka faallo qoto-dheer oo ay Somali Public Agenda ka sameysay miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2026, taas oo ay Farxiya qortay. 

Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast

·      Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)

·      Email us at podcasts@somalipublicagenda.org

Thanks for listening!

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Somali Public Agenda. Innehållet i podden är skapat av Somali Public Agenda och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.