Cabdillaahi Raage iyo Suhayb Cabdiraxmaan  waxa uu kulan kaa jeediyeen bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda.

Halkan ka daawo

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Baraarug Books. Innehållet i podden är skapat av Baraarug Books och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.