Mukhtaar Xassan Maydhane muxaadaradan waxa uu ku lafagurayaa doodda ku  sahabsan waydiinta uu ciwaanku soo gudbinayo oo ah dawladnimada casruga  ah iyo hab-noloeedka beeleed ma la is waafajin karaa?   Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.


Halkan ka daawo
https://www.youtube.com/watch?v=4Au97-49msA&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=6&t=0s

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Baraarug Books. Innehållet i podden är skapat av Baraarug Books och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.