Avsnitt BAADHISTA IYO AQOON DHALINTA: Daraasadaha Soomaalida Sumad Ahaan | AYAANLE HOORRI Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada Spela Dela
Ayaanle Hoorri waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda, Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daaw Rss Apple Podcaster →