Cabdirashiid Jeeni waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda.


Halkan ka daawo

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Baraarug Books. Innehållet i podden är skapat av Baraarug Books och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.