Cabdicasiis Guudcadde waxa uu kulankan kaga hadlayaa mudnaata ay  akhriska iyo baadhistu u leeyihiin aqoondhiska qof iyo bulsho. Kulankani  waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii buugta  Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso.

Halkan ka daawasho:

https://www.youtube.com/watch?v=AACzITFR5hM&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=2&t=1s

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Baraarug Books. Innehållet i podden är skapat av Baraarug Books och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.