Avsnitt S1 E17 : Xamse muxuu ka yiri xiriirka Xasan Sheekh, doorashada iyo amniga? | Miizaan Miizaan Spela Dela
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa wareysi gaar ah siiyey Dawan TV, gaar ahaan Miizaan Podcast oo ah barnaamij toddobaadle ah. Wareysiga waxaa la yeeshay Alinuur Salad iyo Husein Abdi Adam.Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ka hadlay:- Xiriirka isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.- Waxqabadka Xukuumadda ee amniga iyo dhaqaalaha.- Dagaalka Al-Shabaab iyo halka ay ku dambeeyeen ciidamadii Macaawiisleyda.- Khilaafaadka dowladda federaalka kala dhexeeya Puntland iyo Jubaland.- Wax ka beddelka dastuurka iyo qorshaha doorashada qof iyo cod.- Arrimaha Laftagareen, Gedo iyo awoodda xisbiyada siyaasadeed.- Muranka dhulka, dhismaha waddooyinka iyo qorshaha Muqdisho Cusub.- Aqoonsi raadinta Somaliland iyo tartanka xilalka agaasimayaasha dowladda. 🔔 Subscribe dheh Dawan TV si aad ula socoto qaybaha cusub ee Miizaan Podcast. Fikirkaaga ku reeb faallooyinka. Time Code 00:00 Hordhac02:15 Amniga, dhaqaalaha iyo qorshayaasha kale maxaa Xukuumadda u hirgalay?17:15 Amniga, jawaabta laaluushka Al-shabaab iyo qorshaha Dowladda ee nabadda.25:10 Halkee ayay ku danbeeyaan Ciidamadii Macaweesleyda?28:37 Dagaaladii Puntland, Jubaland iyo dowladda33:25 Qorshaha xiryaha ciidamada militariga ee guud ahaan dalka39:15 Dagaalkii Malmiskaad, kala goynta Soomaaliya42:25 Hanaanka loo maray dhameystirka iyo wax-kabadalka Dastuurka iyo rabitaanka Madaxweyne ku xigeen ee Xamse48:39 halka sano ee 4-ta 5-ta iyo kala shaadheynta Xildhibaanadda iyo Golaha wasiiradda hirgalintooda maxaaa hor taagay?53:30 Doorashada Qof iyo codka ah hirgalinteeda iyo midda dadban1:06:34 Laftagareen maxaa banaanka geeyay?1:15:16 JSP iyo awoodda xisbiyada kale farqiga u dhaxeeya, iyo arinta Gedo1:28:40 Arimaha Dhulka ilaa intee ayuu jiraa?1:36:28 Xaalka Arimaha Aqoonsiga Somaliland iyo saldhigga ciidan ee Isra’il1:42:45 Tartanka agaasimayaasha dowladda1:48:10 Dhismaha wadooyinka, qorshaha Xukuumadda iyo Muqdishada Cusub1:54:48 Maxaa xafiiska ra’iisul wasaaraha u diiday inuu xarunta cusub?1:57:35 sirta heynta xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya2:03:47 Gabagabo 📍 [Dawan TV](https://www.youtube.com/@Dawan_tv)🌐 [Dawan TV](https://www.dawan.so/) | [Dawan Africa](https://www.dawan.africa) | [Bawabah Africa](https://www.bawabah.africa)#XamseCabdiBarre #MiizaanPodcast #DawanTV #Soomaaliya #Doorashooyinka Rss