Wuxuu sidoo kale ka hadlay aragtidiisa ku saabsan hoggaanka Hassan Sheikh Mohamud, sharciyadda doorashooyinka, iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto halka uu marayo muranka siyaasadeed ee Soomaaliya.
Timecode 00:00 Hordhac 02:28 Isku dhacyadii Dowladda iyo Mucaaradka 18:41 Hub-ka-dhigista 29:40 Mudaharaadkii isu beddelay dagaalka 42:08 Wadahadallada & dhexdhexaadinta 1:05:58 Mucaradka doorsaho nuucee ah ayeey rabaan? 1:11:36 Odayasha uu u yaqaano “fadlan lacag ku shubo”. 1:14:54 Ma loo diiday Farmaajo in uu isbahaysiyada mucaardka ku biiro? 1:16:49 Maxaa kala gaaray isaga iyo Farmaajo? 1:22:24 Turkiga iyo rajada wadahadalka 1:25:37 Muxuu Galmudug doorashadeeda ka aaminsan yihiin?
📍 Subscribe: / @dawan_tv
💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka
🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Dawan Media. Innehållet i podden är skapat av Dawan Media och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.