Hal-Wadaag
Avsnitt

Shuuciyada iyo taariikhda dhaqaalaha casriga ah

Dela

Dhaqaaluhu waa mid taariikh dheer leh, balse fahanka dhaqaalaha iyo aragtiyaha dhaqaaluhu waa mid inoo fududeyneysa fahanka bulshooyinka. Qeybtan Cabdinaasir oo falanqeeye dhaqaale ah ayaan ka wareysaney dhaqaalaha, diiradana ku saarney wareysigan Hanti-Wadaag, bar bilawga taariikheed, tiirarka Hanti-wadaag. Dhinaca kale waxaan ka hadalney dhaliilaha Hanti-wadaaga.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Ismaaciil Cali Asad. Innehållet i podden är skapat av Ismaaciil Cali Asad och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.