Taariikhda Islaamka waa mid gun dheer qurux badan. Aniga iyo Cabdicasiis ayaan sheeko wadaag aheyn, kana sheekeysaney bar bilawgii Umawiyiinta iyo sababaha keeney iney Umayiintu hogaankoodu bilaabmo, iyo dhamaadkii hogaanka Khaliifada rasuulka (naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato).

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Ismaaciil Cali Asad. Innehållet i podden är skapat av Ismaaciil Cali Asad och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.