Qeybtan, Abdirnasir Ahmed wuxuu si qoto dheer uga hadlay dhaqaalaha guud. Wuxuu sharaxay asal ahaan nidaamka hanti-goosadka, sida uu u shaqeeyo iyo waxa lagu dhaliilo, gaar ahaan arrimaha ay ku dhaliileen hanti-wadaagu. Intaas kadib, wuxuu dul istaagay noocyada kala duwan ee hanti-goosadka ee dunida laga adeegsado, sida ay ula jaanqaadayeen hadba isbadalada dunida ka dhaca. Ugu dambeyn, Abdirnasir wuxuu si dul-istaagey dhaqaalaha Somaliland, iyo nidaamyada casriga ah ee dunida, sida Baanka Aduunka.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Ismaaciil Cali Asad. Innehållet i podden är skapat av Ismaaciil Cali Asad och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.