Hal-Wadaag
Avsnitt

Shuruucda Soomaalilaan iyo saameeynta ay ku yeeshaan dumarka

Dela

Dumarka iyo Sharciga Somaliland

Inkasta oo Dastuurka Somaliland uu si guud u dammaanad qaaday sinaanta muwaadiniinta, haddana dhaqanka iyo shuruucda qaarkood ayaa weli caqabad ku ah xuquuqda dumarka. Haweenku waxay inta badan wajahaan xaddidaad ku saabsan ka qaybgalka siyaasadda, helitaanka hantida iyo dhaxalka, iyo ilaalinta sharci ee xuquuqdooda bulshada iyo shaqada. Waxaa kale oo muuqda in qaabka garsoorka iyo dhaqanka bulshada ay inta badan ku adkaato in dumarku helaan cadaalad buuxda. Sida Hamda Raage ku tilmaantay wareysiga, dumarka Somaliland waxay wajahayaan caqabado sharciga iyo dhaqanka sida la isku waafajin lahaa, iyo sidoo kale, sinaan iyo cadaalad dhab ah.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Ismaaciil Cali Asad. Innehållet i podden är skapat av Ismaaciil Cali Asad och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.