BUUNDO
Avsnitt

Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli

Dela

Season 1,  Xalqadda 4aad. Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year).  Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay,  hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. 

Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Mohamed Omer. Innehållet i podden är skapat av Mohamed Omer och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.