Waxaan kula sheekaysanaynaa Naima Mohamud, Aasaasaha Enza Homes - Somalia. Naciima waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda ganacsi ee Enza Homes. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale.
Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna, lana sii wadaag saaxiibbadaa.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Mohamed Omer. Innehållet i podden är skapat av Mohamed Omer och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.