BUUNDO
Avsnitt

Episode 1: Xalqadda 1aad | Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries

Dela

Xalqadan waxaan kula sheekaysanayaa Cabdixakiim Maxamed, Aasaasaha Shirkadaha Xadiid.

Safarka curineed ee Cabdixakiim waxaa ku jira casharo wax laga baran karo, yididiilo iyo xujooyin badhitaari kara qof kastę oo raba in uu curiyo hal-abuur guulaysta. Halkan kaga bogo qisada Cabdixakiim iyo sida uu u dhisay shirkad nooceedu innagu cusub yahay isla markaana uga dhigay ganacsi guulaystay oo saamayn wanaagsan ku yeeshay suuqa dhismaha ee Soomaaliya. 

Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna,  lanasii wadaag saaxiibbadaa. 

dhagaysi wanaagsan!

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Mohamed Omer. Innehållet i podden är skapat av Mohamed Omer och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.