BUUNDO
Avsnitt

Episode 2: Xalqadda 2aad | Cabdalla Sh. Axmednuur | CFO Hormuud

Dela

Xalqadan waxaan kula sheekaysanaynaa Cabdalla Sh. Axmednuur, Madaxa Maaliyadda ee Hormuud. Cabdalle marka hore waxa uu xalqaddan innagula wadaagayaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan suuqa shaqada. Intaas kedib waxa aan kala sheekaysanayaa suuqa shaqada ee Soomaaliya, fursadaha ka jira, caqabada ku horgudban dhallinyarada shaqo raadiska ah, waxyaabaha ay shirkahada waaweyn sida Hormuud ay uga baahanyihiin dadka shaqo-doonka ah iyo waxyaabo kale. 

Dhagaysi wanaagan!

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Mohamed Omer. Innehållet i podden är skapat av Mohamed Omer och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.