Barnaamijkeena maanta waxaan ku falanqeyn doonaa siyaasada Soomaaliya ee mudada dheer aanan salka laheyn iyo ciidamada Mareykanka uu sheegay in Soomaaliya uu usoo diri doono waxa ay ka dhigantahay. Mareykanka ayaa hora ugu fashilmay duulaano uu ku qaaday Afgaanistaan, Ciraaq iyo wada mo kale balse haatan maxey tahay hami uu la heeyay Soomaaliya? Waxaa la falanqeyn doono Cumar Macalin Axmed oo bartay culuunta siyaasada ahna wariye ku nool dalka Sweden.
Ajandaha barnaamujka:-
1. Muxuu Mareykanka ciidan Somalia ugu dirayaa?
2. In ka badan 40-sano Mareekanka waxa uu duqeymo ku hayay Somalia?
3. Ma u ektahay in howlgalada Mareenka ee Somalią ay fashilmeen, sida Trump uu horay u sheegay in Somalią aysan shaqeynin sidii laga damacasanaa, ciidan badan ay ku dhinteen?
4. Doorska dowlada Somalia
5. Shabaqa uu Mareekanka uu ku tuurtay Somalią ma moodaa in lala tuurtay?
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
MOHAMED AYAANLE. Innehållet i podden är skapat av MOHAMED AYAANLE och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.