Todobaadkaan waxaa iigu marti ah barnaamijka Mohamed Nuur oo ah siyaasi ka shaqeeya xafiiska degmada Stockholm qeybna ka ah xisbiga tala haya ee dalkaan Sweden.
Mohamed Nuur waa Siyaasi aadna u fahma dhalinyarada saameyna ku leh siyaasada dalkaan marka ay timaado Soomaalida. Ka bogo wixii uusoo joogay gaar ahaan Podcast-ga waxaan ku eegeynaa dhanka waxbarashada, siyaasada gaar ahaan soomaalida dalkaan Sweden ku sugan.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
MOHAMED AYAANLE. Innehållet i podden är skapat av MOHAMED AYAANLE och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.