Waxaa maanta iigu marti ah Abdikadir Ahmed oo ah muwaadin oo ku nool dalkaan Sweden waxa uu nala wadaagi doono wixii uu usoo joogay mudadii uu faafay fayruska corona. Abdikadir ayaa dhawaan kasoo bogsooday coronavirus balse dhibaato xoog leh kala kulmay markii uu ku dhacay. Available listening platforms Podcast Anchor https://anchor.fm/mohamed-ayaanle Spotify https://open.spotify.com/show/3rt0w7yKW4seLJqBbUo8PO Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast/isomalinews/id1483178280?uo=4 Breaker https://www.breaker.audio/isomalinews Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=aHR0cHM6Ly9hbmNob3IuZm0vcy9mMzI5NmEwL3BvZGNhc3QvcnNz Pocket Casts https://pca.st/8hi99g8g RadioPublic https://radiopublic.com/isomalinews-85qpzo #Talk2mePodcast #WaxaanUsooJoogay #Stockholm Rss Apple Podcaster →