Madaxweyne Xasan Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynimo ee Soomaaliyee 15-ka bisha May ka dhacday teendho ku taala Afasiyooni. Halkaa oo ay Xildhibaanada labada aqal ay ugu codeeyeen. Barnaamijkaan ayaa ku falaqeyn doonaa waxyaabaha horyaala madaxweyne Xasan Sheekh 100-ka maalmood ee soo socota. Arrimaha aan ku lafagurnay barnaamijka waxaa ka mid ah:-

Siyaasada Ammaanka Xiriirka dowlada dariska Fadaraalka Faragalinta dowlada shisheeye Arinta Al-shabaab

Barnaamijka waxaa igala qeyb galaya Cumar Macalin oo ah siyaasi bartayna culuumta siyaasada sidoo kalana falanqeeya arrimaha geeska Afrika.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör MOHAMED AYAANLE. Innehållet i podden är skapat av MOHAMED AYAANLE och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.