Hab Fikirka Tarmuuska
Avsnitt

SE05ep10: 🤝 Yaan Wax La Wadaagnaa, Maxaanse Wadaagnaa? | Marti: Sahro 🎙️ | Safar!

Dela

                          Bismilaah; 

Qeybtan waxaan kaga sheekeysaneynaa farshaxanka wax wadaagga🤝  laga bilaabo wadaagga aqoonta ilaa geesinimada ku jirta inaad si nugul ula wadaagto dadka aad ku kalsoon tahay waxa qalbigaaga ku jira. 🤍

🎙️ Fiiro gaar ah: Qaybo yar oo codkayga ah waxaa ku jira echo. Fadlan naga raalli ahaada, waxaana rajeyneynaa inaysan saameyn weyn ku yeelan dhageysiga. Mahadsanidiin fahamkiinna. 🙏🎧

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Hodan Hilmi. Innehållet i podden är skapat av Hodan Hilmi och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.