Avsnitt SE05ep4: Mushkiladdu ma teleefankaa mise weligeed ayay jirtay? | Safar! Hab Fikirka Tarmuuska Spela Dela
Bismilaah; Isku soo noqod wanaagsan dhamaan akhyaarta ku xiran Hab Fikirka Tarmuuska. Halkaan ka dhagaysi sheeko 130 sanno jirto, oo ka dheeho muhiimada Safarka adigoo u dhex maraya Qoraal iyo Akhris. Dhagaysi wacan! Rss Apple Podcaster →