Hab Fikirka Tarmuuska

Hab Fikirka Tarmuuska

Dela

Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:

Sida loo abuuro caado qoraal 📓 Meesha iyo waxa aad qorayso 📍🖋️ Sida ugu habboon ee loo qoro 📝 Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horuma...

Visa mer

Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:

Sida loo abuuro caado qoraal 📓 Meesha iyo waxa aad qorayso 📍🖋️ Sida ugu habboon ee loo qoro 📝 Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan 💡, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha 🚀🏆.

Soo dhawaaw! 👋🎧

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Hodan Hilmi. Innehållet i podden är skapat av Hodan Hilmi och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.