Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo midda qoyskeenaba. Waxaan idiinla wadaageynaa cuntooyinkee nafaqo leh oo fiican inaan cuno. Ma qasab baa in sambuus la cuno maalin kasto. Iyo waxyaabo badan oo ku saabsan sideey reerka isugu soo dhawaan lahaayeen.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Fatumo & Sagal. Innehållet i podden är skapat av Fatumo & Sagal och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.