Avsnitt #67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay Ladnaan Podcast Spela Dela
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada. Maxeey dhalinyaradu tabanayaan, waalidkuse muxuu tabanayaa? Maxaase xal ah? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: ladnaanpodcast@gmail.com waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST Youtube: Shirweynihii Caafimaadka maanka ee dhalinyarada oo aan ku qabanay magaalda Borama: https://youtu.be/hHOL4Yk5EBU?si=fsLGYjCYtctrK2fg Rss Apple Podcaster →