Wardoon Podcast
Avsnitt

Jahwareer qaabka waalidka la isugu yahay. Wardoon podcast #Episode 003

Dela

Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa qaabka fog ee waalidka la isugu yahay. waxaa dhanka taleefoonka noogu marti ah Yaxye Muuse Cali oo aan su’aalo badan ku weydiin doono.  Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya   

Producers & Edited by:   Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle  

Su’aasha todobaadka:  AABAHAA AABIHIISA WALAALKIISA MUXUU KUU YAHAY?  

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:-  
E-mail: pod.ilahadal@gmail.com
Facebok: wardoon20
Instagram: wardoon20
Tiktok: wardoonpodcast

Sidoo kale barnaamijkaan isagoo dhageysi ah waxaad ka dhageysan kartaa dhamaan goobaha podcast-yada laga dhageysto  Available listening platforms  

---- Podcast ---

Anchor https://anchor.fm/wardoon-podcast 

Spotify https://open.spotify.com/show/2eFaRs3... 

Apple Podcasts https://podcasts.apple.com/us/podcast... 

Google Podcasts https://www.google.com/podcasts?feed=... 

Breaker https://www.breaker.audio/wardoon-pod... 


Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Wardoon Podcast. Innehållet i podden är skapat av Wardoon Podcast och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.