Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono.
Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka dhawaan doontaan janaalkeena YouTube-ka sidoo kale ka dhageysan doontaan dhamaan goobaha laga dhageysto podcast-yada sida spotify, apple podcast iyo waliba google podcast adiga oo ku qoraya oo Wardoon podcast.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan
tillhör Wardoon Podcast. Innehållet i podden är skapat av Wardoon Podcast och
inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.