SBS Somali - SBS Afsomali
Avsnitt

When can my teenager start work in Australia? - Australia Explained: Goorma Ayay Carruurtaadu Shaqo Ka Bilaabi Karaan Australia?

Dela

Teenagers in Australia can undertake paid work under certain restrictions, with general employment rights also protecting young workers. Here’s what you need to know as a parent or guardian of a worker under 18. - Carruurta da'doodu ka yar tahay 18 sannadood way ka shaqayn karaan Australia, waase inay raacaan xeerar waxayna leeyihiin xuquuq shaqaale. Qaybtan Australia Explained waxay waalidiinta iyo masuuliyiinta carruurta u sharxaysaa waxa ay tahay inay ogaadaan si shaqada ugu horreysa ee ubadkoodu u noqoto mid ammaan ah oo waxtar leh.

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör SBS. Innehållet i podden är skapat av SBS och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.