Whether you’re new to taking photographs, a social media content creator or a professional photographer, it’s important to be aware of where you can and can’t take photographs. Here’s what to consider before you take that perfect photograph, legally. - Sawir-qaade cusub, qof baraha bulshada u sameeya muuqaal, ama xirfadle kasta ha noqotee, waxaa muhiim ah inaad ogaato meelaha sharci ahaan laga oggol yahay iyo meelaha laga mamnuucay sawir-qaadista. Warbixintan waxay sharxaysaa qodobbada muhiimka ah ee ay tahay inaad tixgeliso ka hor intaadan qaadin sawirkaas ugu fiican.