Iiraan oo ku gooddidey in haddii Maraykanku kaabayaasheeda dhaqaalaha weeraro ay iyaduna duqayn toonto kuwa gobolka Khaliijka. Xuutiyiiinta Yemen ayaa iyaguna ku hanjebey in ay gantaalahooda iyo xarumaha saliidda ee Sacuudigu is arki doonaan haddii uu Sacuudigu sii wado dagaalka.