Mas'uuliyiinta iyo hay'adaha ammaanka ayaa ka digaya in ay xagjirnimadu kusii kordhayso Australia. Haddaba, sidee ayay teknoolajiyadda iyo baraha internet-ku u fududaynayaan oo u dedejinayaan in dadku dhaco xag-jinimo, maxaase la samayn karaa si arrintaas looga hortago, ka hor inta aanay isu beddelin rabshad?