SBS Somali - SBS Afsomali
Avsnitt

Mushahar-kordhinta Shaqaalaha Daryeelku Ma Yareyn Kartaa Farqiga Mushaharka Ragga iyo Haweenka?

Dela

Dowladda Anthony Albanese ayaa ku dhawaaqday 630 milyan oo dollar oo lagu taageerayo kordhinta mushaharka in ka badan 460 kun oo qof oo ka shaqeeya adeegyada caafimaadka, naafada iyo bulshada. Halkan ka dhegeyso.

#sbsaudiopodcast

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör SBS. Innehållet i podden är skapat av SBS och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.