Learn English useful for talking about side hustles and earning extra income. Practise everyday phrases for describing additional work, managing responsibilities, and talking about money. - Baro Ingiriis faa'iido u leh ka-hadalka shaqo-doceedka laga helo dakhli dheeraad ah. Ku tabo-baro erayada maalin-laha ah ee loo adeegsado shaqooyinka dheeraadka ah, maareynta mas'uuliyadaha, iyo ka-hadalka lacagta.
Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Ku cel-celi erayada iyo weedhaha aad ka baratay casharaka oo ka jawaab su'aalahan.