Send us Fan Mail

Kani waa qalcadda labaad ee Amina Sounds Podcast, waxaana kaga hadlayaa, tallaabooyinka uu qaado qofka Narsiistiga ah, ee leh dabeecadaha Naarsiisimka, iyo sida ay isu daba galaan, ama uu u kala horeysiiyo.

Fadlan markaad dhageysato, soo fellow-garee website-ka podcastiga, hadaad doonto la deg si aad u dhageysato xilli kale, isla markaasna la wadaag asxaabtaada, qoyskaaga iyo saaxiibadaada, si ay iyaguna uga faa'iideystaan.

Amina Sounds Podcast wuxuu ku fooggan yahay, arrimaha bulshada gaar ahaan arrimaha caafimaadka, jir, maskax, dabeecad iyo dhaqan.


Support the show

Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Amina Mussa Wehelie. Innehållet i podden är skapat av Amina Mussa Wehelie och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.