Send us Fan Mail

Kani waa Qalcadda Koowaad ee Podcastiga Amina Sounds Podcast. Waxaan kaga hadlayaa, Astaamaha Narsiisim-ka, ama qofka dabeecadda islawenida siyaadada ah leh ee Naarsistaha ah, rag iyo haweenba lagu garto.


Amina Sounds Podcast waa podcast ku fooggan arrimaha bulshada, dabeecadaha dadka, habeynta nolosha caadiga ah, dhaqanka dadka ee maalin kasta, caafimaadka dhimirka, isku dardargelinta nolosha wanaagsan, talooyinka la xariira in lagu noolaado habnololeed habboon, I.W.M


Podcastigaan waxaa diyaarisay, misna xaquuqdiisa oo dhami u dhowran tahay, Ms Amina Mussa Wehelie.

Al-rights Reserved by: MS Amina Mussa Wehelie.

Support the show

Amina Sounds Podcast, Episode 1: Narcissism Traits (Astaamaha Narsiisim-ka).

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Amina Mussa Wehelie. Innehållet i podden är skapat av Amina Mussa Wehelie och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.