Avsnitt Goray Podcast | Madasha Baraarug iyo Mashruucii Akhriska | Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka) 1/2 GORAY PODCAST Spela Dela
GORAY PODCAST | Madasha Baraarug iyo Mashruucii Akhriska | Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka) Marti Galiye: Goray Daahir Marti ku ah: Cumar Cali Basha & Cabdullahi Raage (Sayyidka) Producer: IBrahim CM Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan. Rss Apple Podcaster →