Avsnitt Goray Podcast | Dhalinyarada & Dimuqraadiyaynta Puntland | Eng. Bootaan GORAY PODCAST Spela Dela
Goray Podcast | Dhalinyarada & Dimuqraadiyaynta Puntland | Eng. Bootaan Marti ku ah: Eng. Abdullahi Bootaan Marti Galiye: Goray Daahir Producer: IBrahim CM Production: Sultan Films GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan. Rss Apple Podcaster →