Marka aan raadiyay waxa ay ku raaxaysato ruuxdu, waxaan oggaaday qofka kaliya oo ii sheegi kara jawaabtaas in uu yahay midka abuuray ruuxda iyo dadka oo dhan; Allaah, kadib waxaan ka baaray Qur’aanka iyo sunnada, waxaan oggaaday in ruuxda aysan raaxaysanaynin illaa marka ay u dhowaato midka abuuray, Allaah! Waxaan soo qaadan doonnaa qaybtan:
Macaanka uu leeyahay iimaanka iyo sida aan u heli lahayn macaankaas.
Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör
Abubakar Mohammed. Innehållet i podden är skapat av Abubakar Mohammed och inte av,
eller tillsammans med, Poddtoppen.