Waxaan marka ugu horreeya ku billaabi doonaa safarkeenna quruxda badan ku raaxaysiga nolosha, in aan daawo u helno muruggada aan dareemayno. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonnaa:

  • Sida aad maskaxdaada uga masaxi lahayd maalmo mugdi ah oo aad soo martay, uguna diyaarin lahayd maalmo nuur badan.
  • Muhiimadda ay leedahay in aad noolaatid HADDA.
  • Sida aad u qeexi (fahmi)  lahayd dhibaatada ku haysata.
  • Sida aad ku oggaan lahayd asal ahaan halka ay ka timid dhibaatada.
  • Waxyaabaha aad ku xallin karto dhibaatada.
  • Ducooyin iftiiminaya noloshaada.
  • Alle in uu kuu abuuray Farxad.


Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Abubakar Mohammed. Innehållet i podden är skapat av Abubakar Mohammed och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.