Avsnitt Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 2-aad. Dhammaad. Miyir Podcast Spela Dela
Dhegaysigani waa qaybtii labaad ahna tii u dambeysay, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast. Rss Apple Podcaster →