Dhegaysigani waxa uu yeelan doona qayb labaad oo aannu dhakhso u soo deyn doonno, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast. La soco qaybta labaad. Rss Apple Podcaster →