Halkaan waxaa rabaa inaa ka hadlo kala duwanaashaha dadka qof walba sida uu arko guusha iyo horumarka.

Waxaa jira ina dadka dhinacyo kala duwan ka firiyaan marka aay qiimenayaan guul ama horumar.

Maxaad adiga u aragtaa guul?

Podden och tillhörande omslagsbild på den här sidan tillhör Mohammed Sadaq. Innehållet i podden är skapat av Mohammed Sadaq och inte av, eller tillsammans med, Poddtoppen.